Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxkamada sare Ee Pakistan oo oo ku dhawaaqday xariga Imran in uu sharcidaro yahay
    Somalia

    Maxkamada sare Ee Pakistan oo oo ku dhawaaqday xariga Imran in uu sharcidaro yahay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 11, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxkamadda sare ee Pakistan,ayaa ku dhawaaqday in xarigga ra’iisal wasaarihii hore Imran Khan uu yahay “mid sharci darro ah”, waxaana go’aan ka soo baxay laba maalmood uu dhaliyay isku dhacyo sababay dhimasho iyo dhaawac iyo mudaharaadyo waaweyn oo dalka oo dhan ka dhacay.

    “Xarigaagu wuxuu ahaa mid aan sax ahayn, sidaa daraadeed waa in nidaamka oo dhan dib loo celiyaa,” ayuu guddoomiyaha maxkamadda sare Umar Ata Pandial u sheegay Khan mar uu ka hadlayay dhageysi ka dhacay caasimadda Islamabad.

    Umar Ata Bandial ayaa booliska ku amray inay masuul ka yihiin amniga Khan iyo reerkiiisa, wuxuuse Khan ka diiday codsigiisa ahaa inuu ku laabto hoygiisa.

    Khan ayaa lagu amray in uu ku sii jiro xabsiga, iyadoo booliska ilaalinayaan amaankiisa ilaa inta uu ka soo muuqanayo dhageysi kale oo maxkamadeed Jimcaha berri.

    “Maxkamaddu waxay amartay in uu ku sii jiro xabsiga Maxkamadda Sare ee Pakistan iyo in uu la kulmi karo oo uu la tashan karo saaxiibadiisa iyo qareennada inta uu ku sugan yahay halkaas,” ayuu yiri qareenka Khan, Babar Awan.

     

    https://twitter.com/AJEnglish/status/1656757611281149968?t=ZhnUHco19lkheHAKYwdELA&s=19

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.