Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Urur Siyaasadeedka Mustaqbal oo Cududiisa kusoo bandhigay Galkacyo
    Somalia

    Urur Siyaasadeedka Mustaqbal oo Cududiisa kusoo bandhigay Galkacyo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 11, 2023Updated:May 11, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa wax lagu farxo in la helo Dhalinyaro Siyaasadeed oo ka soo jeeda Mudug kana dhex muuqata Dimuqraadiyada.

    Cabdifitaax Sugulle waa hormuud hofaamiyayaasha Ururka Mustaqbal.

    Dhalinyarada hanka leh ee kasoo jeeda Mudug,waxay haysataa fursad,sababtoo ah Gobolkaas,waxaa hor taagan Oday daalay iyo kuwo Shaqo gaaban raadinaya oo aan lahayn han iyo aragti Ummadeed.

    Mustaqbal waa Urur awoodiisa muujiyay oo safka hore ah ayna ku midaysan yihiin Hormuud ka kooban PL oo idil.

    Gaalkacyo waxay kusoo bandhigeen bahda Urur Siyaasadeedka Mustaqbal ee Mudug awood.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.