Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa ka danbeeya Qoraalka Xil.Sanyare kasoo qoray Ismaaciil C.Geelle?
    Somalia

    Maxaa ka danbeeya Qoraalka Xil.Sanyare kasoo qoray Ismaaciil C.Geelle?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 11, 2023Updated:May 11, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sanyare ma muujin Faham,Aragti iyo Qiyam Siyaasadeed marka laga fiiriyo qormada uu ku amaanay Geelle.

    Waa Xildhibaan ku matala PL Baarlamaanka Fadaraalka mana ahayn in uu ku deg-dego amaanta Geelle oo ay PL u aragto in uu yahay Mus-danbeedka dhibaataynta PL.

    Si gaar ah,waxuu Saldhig uyahay xasuuqa Shacabka Laascaanood lagu hayo iyo xumaanta ka dhanka ah PL ee Villa Somaliya kasoo butaacayso.

    Xil.Sanyare,ayaa la aaminsan yahay in Qormadan ay ka keentay  Qaadka Kenya ka yimaada oo wax laga siiyay fursadihiisa,iyadoo Geelle kala hadlay Xasan Shiikh.

    Sanyare iyo Gabar Dumaashidiis ah,ayaa loo xiray Qaadka Kenya ee Mudug taga,kaasoo ka degaya Garoonka macmalka ah ee Koonfurta.waxaana usoo dhameeyay Geellaha Jabuti.

    Halka Madaxweyne Deni ka diiday arinkaas,waana mida uu kula colloobay oo uu haatan kula dirirayo Ulana saftay Geelle iyo Xasan.

     

     

     

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.