Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Hadalka Xaange muxuu ka badali karaa xaalka taagan?
    Somalia

    Hadalka Xaange muxuu ka badali karaa xaalka taagan?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 12, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shalay,waxaa Save Children gaystay Maxamuud Shido si uu Mashaariicda ugu fududeeyo.

    Kadib,waxaa Wasiirka qorshaynta ka dhigtay Maxamuud Shido oo Deni ka codsaday,si uu Mashaariicda ugu leexsado.

    Deni,iyadoo looga digayo,ayuu ka dhigay Xildhibaan,isagoo udiiday Cabdi Barre oo ah Nin la yaqaan qadiyadiisa iyo qiyamkiisa.

    Saakay,waxaa looga hadal siiyay in jawiga lagu badalo oo nafis Siyaasadeed laga dhex raadiyo ilayn Xasan isqarxin Siyaasadeed,ayaa ku dhacay oo waa dhintay.

    Siyaasi ama Oday walba oo hadla xiligan waxba kama badali karo jawiga kaliya,waxuu Dadka sii jeclaysiinayaa Deni.

    Qof walba oo Xasan waxyar oo xiriir ah la leh ama xiligan mucaarada Deni,waxaa loosoo diray fashilinta Dimuqraadiyadeena.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1657002019373170692?t=PczmddFaNr9tToxqvdgRmA&s=19

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.