Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Goormay dhacaysaa dooda Baarlamaanka Ee wax ka badalka Dastuurka Puntland?
    Somalia

    Goormay dhacaysaa dooda Baarlamaanka Ee wax ka badalka Dastuurka Puntland?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 12, 2023Updated:May 12, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dooda laalida Qodobka qoraya in ay yihiin Xisbiyadu yihiin 3-Xisbi ee Dastuurka PL,waxay dhacaysaa June natiijada Doorashada Golayaasha Deegaanka kadib.

    Waa qorshe macquul ah in lakala leexiyo Doorashada Golayaasha iyo dooda Qodobkaas.

    Siyaasiyiinta aan ku faraxsanayn Dimuqraadiyada,ayaa isku dayaya in ay ka dhigtaan marmarsiiyo oo soo dhex maraan Dastuurka.

    Balse Dastuurka PL waa ubaahan yahay in dib loogu laabto Qodobada ay ka mid yihiin..

    1.Habka Doorashada Madaxweynaha.

    2.Tirada Xildhibaanada.

    3.Tirada Xisbiyada.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.