Sharaxaada Waraaqda Codbixinta Maalinta Doorashada Golayaasha Deegaanka Puntland ee 25-ka bishan.
Fadlan muwaadin aqoonso Astaanta Ururka aad u codeynayso.
#codkaaguwaaxaqaaga
#codkaaguwaamustaqbalkaaga.
Halkan ka daawo muuqaalka
Sharaxaada Waraaqda Codbixinta Maalinta Doorashada Golayaasha Deegaanka Puntland ee 25-ka bishan, fadlan muwaadin aqoonso astaanta Ururka aad u codeynayso.#codkaaguwaaxaqaaga#codkaaguwaamustaqbalkaaga pic.twitter.com/hfvFT2mFC2
— Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) May 13, 2023