Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wardoonka Puntland oo dacwad ka dhan ah Xasan Shire Ugudbiyay…
    Somalia

    Wardoonka Puntland oo dacwad ka dhan ah Xasan Shire Ugudbiyay…

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 13, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa Dacwad ay ka gudbiyeen Xasan Shire Wardoonka Puntland,gaar ahaan qaybta la dirirta la dagaallanka Lacagaha Sharcidarada ah ee lakala gudbiyo.

    Sida ku cad Warqada,waxaa hay’adaha amaanka Sweden lala wadaagay xog hoose oo cadayn u ah qaybta uu ka yahay Lacagaha llaaluushka ah ee nidaamyada lagu dumiyo.

    Xasan,waxuu haystaa dhalasho Wadanka Sweden ah,gudbinta Dacwadana waxay ku keeni kartaa ugu yaraan in si gaar ah Isha loogu hayo dhaqdhaqaaqiisa.

    Waa wax cad in Xasan Shiikh usoo dhiibay Lacag lagu khal-khalgelinayo Dimuqraadiyaynta PL Xasan Shire Abgaal.

     

     

     

     

    Halkan ka akhriso:-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.