Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Cumar Cabdirashiid oo taageeray Doorashada Golayaasha Deegaanka
    Somalia

    Cumar Cabdirashiid oo taageeray Doorashada Golayaasha Deegaanka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa Siyaasi qaan-gaar ah Cumar Cabdirashiid.

    Si cad,ayuu usheegay in ay khasab tahay qabsoomida Doorashada Golayaasha Deegaanka Puntland shido la’aan.

    Waxuu kaloo sheegay tabasho walba oo jirta in lala aado Gudiga Doorashada.

    Waxaa xaqiiqowday in Cumar uu ka carooday Warkii khaldanaa ee Shalay laga soo saaray kulankii uu qaybta ka ahaa,kaasoo la sheegay in aan sida loo qoray ama loo shaaciyay Warmurtiyeedka aan laysku ogayn oo qolo dhexe wax leexisay.

    Cumar,isagoo ka daba tagaya Warkii Shalay iyo shaqaaqadii Xalay ee daba socotay,ayuu iska beri yeelay Labadaba in uu qayb ka ahaa.

    Gantaal Siyaasadeed culus oo dhabarka ka jabiyay,ayuu ku dhuftay qorshihii Aaran,waxuuna muujiyay kaliya in hadafkiisu ahaa cadaadis ku socda 8-Janaayo iyo doorashada Madaxweynaha.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.