Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Waxgaradka,Saraakiisha iyo Siyaasiyiinta Garowe oo taageeray Doorashada..
    Somalia

    Video:-Waxgaradka,Saraakiisha iyo Siyaasiyiinta Garowe oo taageeray Doorashada..

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 17, 2023Updated:May 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxgaradka,Siyaasiyiinta,Aqoonyahanka iyo Saraakiisha Gobolka Nugaal,gaar ahaan Beesha Ciise Maxamuud,ayaa si weyn uga hor yimid Shaqaaqadii dhacday Habeen hore  ee layskugu dayay in lagu hor istaago Doorashada Golayaasha Deegaanka.

    Hormuudka Gobolka ee hadlay oo ay ka mid ahaayeen,Qarjab,Siciid Dheere iyo Dadk kale,waxay sheegeen in aysan sinaba u aqbalayn in la hor istaago Dimuqraadiyada.

    Maxamuud Shiikh Xaamud oo ka mid ahaa Aqoonyahankii ka hadlay Madasha,ayaa muujiyay sida ay ugala weyn tahay qadiyada PL Qof jeclaysi.

    Maxamuud Waxay Walaalo yihiin Wasiirkii hore ee Cadaalada Cawil Sh.Xaamud oo hada ka mid ah kuwa wax xumaynay,isla markaana  waxaa Gabadhiisu ay Oori utahay Ina Faroole.

    Maxamuud xiligan waa hormuudka Jaamacada PSU.

    Horay,waxuu usoo noqday haldoorkii ka hor yimid Xukunkii kalitalisnimada oo kasoo halgamay SSDF.

     

     

    Halkan ka daawo M.Sh.Xaamud oo hadlaya

    https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1658643385664544770?t=S7xAmE4ziRKAmy9HSttwHQ&s=19

     

    Qarjab waa miisaan culus oo reer Garowe ah,hadalkiisuna meel fog gaaro,wax weyna ka dhex gooya Beesha Ciise Maxamuud,Nuugaal iyo Puntland.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka Qarjab oo hadlaya

    https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1658769205729132544?t=_nJ0-LJAYyOpks2fsTY72w&s=19

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.