Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Booliska Mudug oo isbadal qurxoon uu ka muuqdo
    Somalia

    Booliska Mudug oo isbadal qurxoon uu ka muuqdo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliska Booliska Mudug si weyn,ayuu ugu diyaar garoobay ilaalinta amniga Bulshada xiliga Doorashada.

    Talye Maxamuud Cabdixakiin oo ah Nin dhalinyaro ah oo laga soo badalay markii hore Madaxtooyada Puntland qaybteeda amniga,waxuu ka muujiyay Mudug shaqo sare.

    Mudadii uu xilka hayay,waxaa la kowsaday dhawr arimood oo kala ah…

    1.La dagaallankii argagixisada oo socda.

    2.Isku dhacyada ay sababaan muranka Dhulalka oo faraha ka baxay.

    3.Isku dhacyada Beelaha ee Miyiga oo batay.

    4.Danbiyada ka dhaca gudaha Magaalada oo siyaaday.

    Dhamaan arimahaas,waxuu uga gudbay si xigmad leh oo Maanta Gobolku waa xasiloon yahay.

    Inta uu hogaaminta Booliska Mudug joogay,waxa uu dhisay….

    B.Unug gurnadka deg-dega ah oo Qalabaysan.

    T.Unug qarsoon,Qalabaysan oo heegan ah.

    J.Tayada iyo Qalabka Booliska oo uu kor uqaaday.

    Waxqabadkaas,waxuu uhirgalay,iyadoo Gobolka dhaqaalihii badnaa ee lagu bixin jiray amaankiisa la yareeyay,isla markaana qurba joogtii heeganka ahayd caajis galay.

    Ilaah mahadii Gobolka Mudug,waxuu yeeshay Boolis fadhiya.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.