Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Saraakiisha Maamulka SNM Ee ku Lug leh colaada LC oo loo gudbiyay Golaha Ammaanka
    Somalia

    Saraakiisha Maamulka SNM Ee ku Lug leh colaada LC oo loo gudbiyay Golaha Ammaanka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 19, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warbixin ayay soo saareen Guddiga khubarada Qaramada Midoobay ee loo xil saaray dabagalka colaadda ka taagan Laascaanood.

    Warbixinta oo ah mid qarsoon,ayaa lagu dul istaagay Shaqsiyaadka sida tooska ah ugu lug leh colaada LC.

    Masuuliyiinta Maamulka Somaliland ee iyagu dagaalkan Gacanta ku haya,isla markaana masuul ka ah xasuuqa,barakaca iyo burburinta Magaalada iyo Shacabka LC,ayaa kala ah…

    1.Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid,Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland.

    2.Jeneral Cabdi Cabdilaahi (Cabdi Dheere) Taliyaha Hawlgelinta Ciidanka Somaliland.

    3.JG/Sare.Faysal Cabdi Bootaan Taliyaha Qaybta 7-aad, wuxuuna qaabilsan yahay howlgallada Laascaanood.

    4 – G.Sare Ibraahim Ashkir,Taliyaha Qaybta 10-aad ee fadhigeedu yahay Gooje Cadde oo Waqooyi Bari ee Laascaanood.

    Guddigu waxay kaloo baareen,halka uu ka yimid Hubka iyo Rasaasta loo adeegsaday dagaalka iyo in uu jiro ku xad-gudub cunaqabataynta Hubka ee Somaliya lagu soo rogay 1992 ee Qaraarka tirsigiisu yahay 733 (1992).

    Sidoo kale,waxaa warbixintan ku jirta in Hubka loo adeegsaday LC uu ka yimid Dowlada Fadaraalka oo uu qayb ka yahay Hubka la siiyo oo maamul xumo uga baxay Gacanteeda.

    Warbixintan,ayaa lagu ururiyay caddaymo muujinaya ku xadgudub lagu sameeyay xeerarka caalamiga ah ee bini’aadantinimada iyo kuwa xuquuqal insaanka,iyadoo loo gudbiyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.

    Colaada LC,waxaa ku naf waayay Boqolaal Qof,waxaana ku baeakacay in ka badan 200,000.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.