Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Waayuhu waa isku eg yihiin,hadafku waa mid,qorshayaashuna waa kuwii oo kale.!!
    Somalia

    Waayuhu waa isku eg yihiin,hadafku waa mid,qorshayaashuna waa kuwii oo kale.!!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 19, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waayuhu waa isku eg yihiin,hadafku waa mid,qorshayaashuna waa kuwii oo kale.

    Hogaamiyaha xiligan iyo kii waagaas,ayaa kala badalan,waa Cabdullaahi Yuusuf iyo Deni.

    Waayuhu waa isku eg yihiin oo Madaxweynihii xiligaas ee PL,ayaa loogu abaabulay kacdoon,iyadoo mudo xileedkiisii gabaabsiga ahaa iyo murankii doorashada loo marayo.

    Hadafku waa midkii oo waxuu ahaa in lagu kala diro midowga Dadka iyo Dhulka Beellaha Harti.

    Qorshayaashu waa kuwii burburinta Puntland-ta Saldhiga u ah nidaamka Fadaraalka ee caqabada ku noqday gooni goosadka Hargaysa,kali cunka Xamar,danaysiga Geelle iyo danaha Gumaystaha Ingiriiska ee Geeska Afrika.

    Fuliyayaashu waa isku mid oo waa Rag awood iyo dhaqaale si walba ku raadinaya oo aan waxba xeerinayn danna aan ka lahayn hadafyadaas ama aragtidoodu aysan gaarsiisnayn waxa laysku haysto.

    Puntland-tii shalay waxay ka awood,dhaqaale iyo saamayn badan tahay Saakay,waana mida Cadowyadaas midaysay markale.

    2004,qorshihii aan ka hor tagnay,2023,ayuu dib usoo laba kac leeyay,lagana soo abaabulayaa,isagoo kasii xoog badan London,Jabuti,Muqdisho iyo Hargaysa.

    Difaac iyo Midnimo.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.