Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay yihiin Qodobada horyaala Shirka G-7?
    Somalia

    Maxay yihiin Qodobada horyaala Shirka G-7?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 19, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hogaamiyaasha Todobada Wadan ee ugu awooda badan Dhaqaalaha iyo Dimuquraadiyada caalamka ee G-7,ayaa kulmaya.

    Hiroshima oo ah meesha uu ka dhacay weerarkii ugu horeeyay ee Atomiga dhamaadkii dagaalkii Labaad ee Aduunka,ayay Todobaad dhamaadkan isugu imaanayaan.

    Shirkan,ayaa lagu casumay hogaamiyayaasha Ukrain iyo South Korea oo xulufo weyn la ah Maraykanka.

    Arimaha ay diirada saarayaan hogaamiyayaasha G-7,ayaa kala ah..

    1.Cunaqabatayno dhaqaale oo dheeriya sidii Ruushka loo saari lahaa.

    2.Taageero Milleteri,mid dhaqaale iyo mid siyaasadeed sidii loo siin lahaa Ukraine.

    3.Diirad saarida hanjabaadaha Shiinaha ee ka dhanka ah Taiwan.

    G-7 oo ka kooban Wadadamada Canada,France,Germany, Italy,Japan,United Kingdom iyo United States.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.