Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh oo baadigoob ugu jira Shaxaad Lacageed
    Somalia

    Xasan Shiikh oo baadigoob ugu jira Shaxaad Lacageed

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 20, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Horumarkan la sheegay in Somaliya ay ka samaysay Barnaamijka Dayn Cafinta oo ay soo gaartay heer fiican,waxuu ku kooban yahay kaliya IMF iyo Barnaamijkeeda.

    Guud ahaan Barnaamijkii Daynta Cafinta ee Baanka Aduunka ma’ahan ee waa qaybta IMF Barnaamijyadeeda mid ka mid ah horay usocodkan.

    Waa dadaal socda, siina soconaya illaa lagu dhawaado xiliga go’aan gaarista *completion point*. Waxay u badan tahay in Sanad kale lagu daro maadaama ay jiraan caqabado.

    Barnaamijka Dayn Cafintu ma dhawa qorshihiisa,waxuuna weli ubaahan yahay shaqooyin badan oo ay ugu horeeyaan…

    1.Midaynta Canshuuraha Dalka
    2.Midaynta Miisaaniyadaha Dalka.

    Fashilkii ku yimid Barnaamijka Dayn cafinta dhawaan ee Baanka Aduunku shaaciyay ee ahaa in Dowlada Fadaraalku ku fashilantay socodsiintiisa,waxaa si dhakhso leh udaboolay Maraykanka oo dano gaar ah kale.

    Barnaamijkan,waxa ugu weyn ee dhaawaca ku ah,waa Siyaasada ay Somalidu ku kala qaybsan tahay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.