Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Yay dani ugu jirtaa furida Xuduuda Kenya iyo Somaliya?
    Somalia

    Yay dani ugu jirtaa furida Xuduuda Kenya iyo Somaliya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 22, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    30-Casho gudahood,waxaa lagu furayaa Xuduuda Kenya iyo Somaliya dhanka Beledxaawo.

    60-Cisho,waxaa lagu furayaa xuduuda Kenya iyo Somaliya dhanka Dhoobley.

    90-Cisho,waxaa lagu furayaa xuduuda dhanka Raaskanbooni.

    Dadka sida dhow ula socda arimaha Gobolka Gedo,waxay qabaan in ay faa’idada ugu badan ee furida Xuduuda ay helayso Kenya marka laga soo tago waxyar oo kooban oo Bulshada Gedo ka helayaan dhaqdhaqaaqa.

    Sidoo kale waxay saadaaliyayaasha la socda xaqiiqada Gobolku ku doodayaan in ay adag tahay fulista Qodobada lagu soo saaray Warmurtiyeedka,waxayna ku saleeyeen..

    1.Somaliya oo aan lahayn Dowlad xuduudka maamusha.

    2.Basaboor Somaliya oo looga qaadan karo Xuduudka Visa oo aan jirin,iyadoo ay khasab tahay in Dayuurad la raaco.

    3.Amni ahaan Kenya,ayaa ka faa’idaysa oo Dowlada Somaliya Xuduudaba ma joogto.

    4.Dhaqaalahaan Kenya,ayaa ka faa’idaysa Dowlad ahaan iyo Shacab ahaanba.

     

    Halkan ka akhriso Warmurtiyeedka:-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.