Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowladnimadii Somaliya waxay udhimatay Dufan raadis
    Somalia

    Dowladnimadii Somaliya waxay udhimatay Dufan raadis

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 22, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xassan,wuxuu aaminsan yahay Somaliya waligeed Dowlad noqon mayso ee waxaa muhiim ah inaan hanti badan samaysto Qof ahaan iyo Qoys ahaan.

    Sidoo kale Tolkay uhiiliyo oo meel walba oo dufan leh geeyo una dhiso Ciidan ugaar ah.

    Warkaas in uu sax yahay oo Xasan uusan Dowladnimo rabin,waxaa cadaynaya hab dhaqankiisa.

    Laba dhacdo oo kala dhacay Shalay iyo Maanta waa tusaale cad oo lasoo qaadan karo.

    1.Hay’ada Tayadhowrka,waxay heshay Sadex Mashruuc oo dufan fiican leh si aysan Qoyska udhaafin,waxaa la geeyay Gabar udhaxda Wiilka Xasan iyo mid ay keensadeen Sxb-da nacfi wadaaga,waxaana la xooray Wiil xiligii Olalaha lasoo harjaday,iyadoo la isticmaalayo Gacanta RW baariga ah.

     

     

    2.Safiirka Sacuudiga bahdilaada lagu sameeyay,waxay ku salaysan tahay xoogaa Dufan ah oo Dhaxal sugaha Boqortooyadu Sooryo ahaan ubixinayo in uusan waxba ka ogaan.

    Safiirku,waxuu qaatay go’aan Geesinimo leh oo haduusan helayn sharaftii uu mudnaa in uu bahdil iyo Cad quureed Dugsado,waxuu ka door biday in uu iskaga tago.

    Dowladnimadii Somaliya waxay udhimatay Dufan raadis.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.