Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐗𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐡𝐢𝐥𝐚𝐚𝐟𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐜𝐚𝐛𝐚𝐬𝐡𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐝𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐝𝐚
    Somalia

    𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐗𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐡𝐢𝐥𝐚𝐚𝐟𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐜𝐚𝐛𝐚𝐬𝐡𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐝𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐝𝐚

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 23, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddiga xalinta khilaafka iyo cabashooyinka Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka Puntland oo maanta yeeshay kulankoodii koowaad ayaa Guddoomiye u doortay 𝑺𝒉. 𝑨𝒃𝒅𝒊𝒏𝒂𝒔𝒊𝒓 𝑨𝒃𝒅𝒖𝒍𝒍𝒂𝒉𝒊 𝑨𝒍𝒊 halka ay Guddoomiye kuxigeen udoorteen 𝑺𝒊𝒄𝒊𝒊𝒅𝒐 𝑿𝒖𝒔𝒆𝒆𝒏 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏.

    Guddoomiyaha Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland Mudane Abdirisak Ahmed Said oo kulan la qaatay Guddiga Xalinta oo ka kooban qaybaha kala duwan ee Bulshada, ahna dad khibrad uleh shaqada Doorashooyinka ayaa uga mahadceliyay aqbalaada shaqada culus ee Guddiga u wakiishay.

    #codkaaguwaaxaqaaga
    #codkaaguwaamustaqbalkaaga

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.