Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni oo Tacsi ka diray Geerida Gudoomiyihii hore Ee Baarlamaanka PL
    Somalia

    Madaxweyne Deni oo Tacsi ka diray Geerida Gudoomiyihii hore Ee Baarlamaanka PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 23, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    ‎ إنا لله وإنا إليه راجعون

    Alle ha u naxariisto oo janadii ha geeyo Guddoomiyihii hore ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland , Cismaan Dalmar Xaaji Yuusuf oo maanta geeriyooday, waa garab weyn oo ka baxay ummada Soomaaliyeed gaar ahaan Dowladda iyo Shacabka Puntland.

    Wuxuu ahaa masuul wax badan usoo shaqeeyay dadkiisa iyo dalkiisa, wuxuu ka mid ahaa budhigayaashii dhidibada u taagay Dowladda Puntland, isagoo markii danbena hoggaamiyey Hay’adda Sharci dejinta.

    Waxaan u tacsiyadeeynayaa Shacab weynaha Puntland, Golaha Wakiillada Dowladda Puntland iyo Qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Marxuumku. Alle ha u danbi dhaafo dhammaanteena Samir iyo Iimaan Alle ha inaga wada siiyo , Aamiin .

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.