Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Waabaa baryay Bilicsan Maalin Boqran
    Somalia

    Faallo:-Waabaa baryay Bilicsan Maalin Boqran

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 25, 2023No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shacabka Puntland,ayaa udareeri doona codeynta doorashada Golayaasha Deeggaanka Puntland xaqiiqdii waa horumar aad loogu farxo dhanka xaqa muwaadinka ayadoo ay wax dooranaya amma la dooranayo, waxayna tusaale & horseed, hurumar u tahay Soomaaliya oo dhan.

    Hubaal waa maalin wayn oo taariikdu xusi doonto iyo waa cusub iyo wado cusub oo ay puntland qaadey Sidookale waa malin farxadeeda leh oo uu shaqeeyay rabitaan shacab ay doorasho goladeegaan oo ay shacabku soo dooranayaan Inka badan 30 degmo.

    Illahay Idankiis waxaan rajaynayaa inay wadadaas qaadi doonaan dowladaha xubinta ka ah dowladda federaalka ah iyo dowladda dhexe-ba wadadaas horumarka ah ee 1Q1C guushaas ay puntland gartay waayo putland oo guulaYsataa waa guul soomali dhamaanteen usoo hoyatay.

    Madaxwaynaha dowladda puntlaand Sciid Cabdullaahi Deni aad ayuu ugu mahadsan yahay kamira dhalinta wakhtiga kooban arrimaha doorashooyonka Golayaasha Deegaanka.

    Sidookale,waxaan rajaynayaa in Dowladdu ay xal waara ka gaarto khilaafka shakhsiga ah ee hareeyay Degmooyinka harey ay ayagana dhakhso uga qabsoobto.

    Waxaan aad u bogaadinayaa Guddiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland udhabar adaygidda ay u dhabar adeegeen mar xaladaha adag oo ay uga gudbeen howlkarnmo iyo hufnaan waxaana leeyahay guulaysta jaalayaal taariikhda ayaana idin xusi doonta.

    Sidookale waxaan aad uboogaadinayaa shacab waynaha reer Puntland oo beeniyay xaqiiqdana tusey oo muuiyay in ay ka awood badantahay rabitaanka siyaasiyiinta qowlaysatada ah ee ka horyimid rabitaankooda iyo damaca guracan ee doorasho diidka ah siyaasi kusheegga xambaarsan fikirka labada masuul ee ugu sarreysa dowladda dhexe ayagoo sibareer ah uga soo xorjeestay nidaamka ah in awoodda lagu celiyo dadka Shacabka ah oo ay doortaan Cidda ay rabaan waxaana leeyahay qowlaysataas rabitaanka shabku wuu ka awood badanyahay danta shakhsiga ah ee siyaaiga baahan.

    Shacabka Gobalka Nugaal waxaan leeeyahay beeniya oo guusha raaca oo rabitaankiina ku muuniya waddo nabadoon iskana hor leexiya siyaasiga dhiigmiiratada ah ee madaxa idiinkaha taagan

    Waxaan mahad balaaran iskaleh illaahay Sidookale hay’adaha nabadgalyada dowlada puntland oo suurtagaliy in shacabkaas degmooyinka kalagadisan jooga ay nabad galiyo ku dhiibtaan iyo Shacabka uu u hogaansamay Awaamirta faran ee xaqiijinta iyo kamira dhalinta Arin taan masiiriga ah ee 1Q1C.

    Mahadsanidiin

    Illaahay ayaana mahad iskaleh

    PUNTLAND FRIST
    SOMALIA GUUL

    DOORASHO DIID MAYA MAYA MAYA

    Regards
    Dr Abdifitah Hassan

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.