Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu danbeeyay Doorashada Gilayaasha Deegaanka PL
    Somalia

    Wararkii ugu danbeeyay Doorashada Gilayaasha Deegaanka PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 25, 2023Updated:May 25, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Doorashada Golayaasha Deegaanka Puntland si buuxda ayay uqabsoomeen.

    Amni,kala danbayn,ismaqal iyo Shil la’aan ayay ku dhaceen.

    Si weyn,waxaa looga taxadaray musuq iyo wax isdaba marin heer walba oo uu yahay.

    Guud ahaan 30-ka Degmo ee ay ka dhacday Doorashada lagama soo gudbin wax cabasho ah.

    Xogaha hordhaca ah ee aan helayno waxay sheegayaan in Ururada Mideeye,Kaah iyo Mustaqbal ugu cad cad yihiin.

    Kaah iyo Mideeye dhamaan Degmooyinka,waxay ka muujiyeen loolan isu dheelitiran.

    Halka Mustaqbal uu ku xoog badan yahay Mudug iyo Bari.

    Ururada kale waa iska macquul Dadka usoo baxay.

    Puntland maanta taariikh ayay samaysay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.