Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka iyo Nidowga Yurub oo hanbalyeeyay Doorashada PL
    Somalia

    Maraykanka iyo Nidowga Yurub oo hanbalyeeyay Doorashada PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 26, 2023Updated:May 26, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa Mahadsan yihiin Maraykanka,Midowga Yurub iyo  guud ahaan Beesha Caalamka ee dhiirigelinta iyo taageerada la garab taagan Dimuqraadiyada Puntland.

    Bogaadinta ka timid Maraykanka iyo Midowga Yurub waxay macno weyn uleedahay sii socoshada Dimuqraadiyada.

    Shacabka PL iyo kan guud ee Somaliyed Dimuqraadiyadan,waxay kor uqaaday maqaamkooda iyo sharafta caalamka ay ku dhex leeyihiin.

    Waxay muujisay in Somalidu ay yihiin Bulsho ilbax ah,nidaamiya,isla markaana Dhulkoodu kaliya aysan ka jirin argagixiso, Abaaro iyo Jahli.

    Waa waajib caalamiya in la garabgalo Dimuqraadiyada goob walba oo caalamka ah oo ay ka socoto.

     

    Halkan ka akhriso:-

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.