Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu yahay macnaha Warmurtiyeedka kasoo baxay Xamar?
    Somalia

    Muxuu yahay macnaha Warmurtiyeedka kasoo baxay Xamar?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 27, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xigmada ku jirta Warka kasoo baxay Shirka Madasha aan loo dhamayn ee Muqdisho,waxay tahay..

    1.In la carqaladeeyo guusha Doorashada Dadweynaha ee PL ka qabsoontay.

    2.In mudo kororsi xaaraan ah lawada sharciyaystay oo min Hal Sano lagu wada darsaday ilaa Dowlada Dhexe.

    3.In Muuse Biixi boos loo raadiyo oo M.xigeen Dalka loo sameeyo.

    Dhamaan waxa ay soo saareen waa soo jeedin aysan la waafaqsanayn qaybaha Siyaasada Somalida talada iyo go’aamada ku leh,isla markaana baalmarsan Dastuurka.

    Isku soo wada duuboo ujeedadoodu waa carqaladayn Doorashada PL iyo ansaxsasho mudo kororsi sharcidarro ah.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.