Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Xasan,waxuu ku diidanaa Shalay Farmaajo,ayuu samaynayaa Saakay
    Somalia

    Video:-Xasan,waxuu ku diidanaa Shalay Farmaajo,ayuu samaynayaa Saakay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 28, 2023Updated:May 28, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shalay,waxuu ku dhaliilayay Farmaajo,ayuu Maanta isagu samaynayaa Xasan Shiikh.

    Baarlamaankii Shalay uu ku habar wacanayay in ay Dalka badbaadiyaan oo ay Farmaajo ka qabtaan ku tumashadiisa Dastuurka,ayuu Beri rabaa in uu la hor tagayo qorshe Dastuurka baalmarsan.

    Fadhiga Baarlamaanka Fadaraalka Berri waa furis caadiya,hadii su’aalo loo ogolaado in ay waydiiyaan Xasan,waxaa abaabulan Xildhibaano door ah oo diidan qorshihiisa Dastuurka ka hor imaanaya.

    Waxaase jira guux xoog leh oo Xildhibaanadu kaga hor imaan doonaan qorshaha Xasan inta Kalfadhigan socdo.

    Xildhibaanada,waxaa laga rabaa in ay hor istaagaan hanka Ninkaas oo khatar ku ah Dastuurka iyo guud ahaan Dowladnimada Dalka.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Shalay,waxuu ku dhaliilayay Farmaajo,ayuu Maanta isagu samaynayaa Xasan Shiikh.

    Xildhibaanada,waxaa laga rabaa in ay hor istaagaan hanka Ninkaas oo khatar ku ah Dastuurka iyo guud ahaan Dowladnimada Dalka. pic.twitter.com/ZRiInWsYhi

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) May 28, 2023

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.