Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Doorashadii PL oo ku khasabtay hogaamiyayaasha Somalida Doorasho Q1-Cod
    Somalia

    Video:-Doorashadii PL oo ku khasabtay hogaamiyayaasha Somalida Doorasho Q1-Cod

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 29, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Doorasho iyo Dimuqraadiyad,waxaan ahayn waa laga waayay Afka hogaamiyayaasha Somalida doorashadii PL kadib.

    Jihadii Siyaasada Somalida,waxaa badalay Doorashadii Dadweynaha ee Puntland.

    Axmed Madoobe in uu Dimuqraadiyad ka sheekeeyo waxay ku timid Cod dhiibashadii Shacabka Puntland.

    Guud ahaan Somaliya,waxaa laga doodayaa Doorasho iyo sida ugu haboon oo ay uqabsoomi karto.

    Hooyada Dimuqraadiyada iyo Fadaraalka ayay PL isku noqotay.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Doorasho iyo Dimuqraadiyad,waxaan ahayn waa laga waayay Afka hogaamiyayaasha Somalida doorashadii PL kadib.

    Jihadii Siyaasada Somalida,waxaa badalay Doorashadii Dadweynaha ee Puntland.

    Axmed Madoobe in uu Dimuqraadiyad ka sheekeeyo waxay ku timid Cod dhiibashadii Shacabka… pic.twitter.com/NsS42k9VbU

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) May 29, 2023

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.