Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Daawo Muuse Suudi iyo C.Qaybdiid oo Deni Ergo uga ah Farmaajo in uu..
    Somalia

    Video:-Daawo Muuse Suudi iyo C.Qaybdiid oo Deni Ergo uga ah Farmaajo in uu..

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 30, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa kuwan Odoyaashii Siyaasada iyo talada ugu waa weynaa,æ Muuse Suudi iyo Cabdiqaybdiid ahaana Senetero matalayay Beesha Hawiye oo Madaxweyne Deni Ergo uga ahaa Madaxweyne Farmaajo in uu siiyo Ra’isalwasaarahoodii oo markaas ay awood qaybsi ulahaayeen.

    M.Deni waagaas waa qaaday Ergadaa,isagoo ilaalinaya midnimada Dalka,waana midii keentay in Rooble la magacaabo.

    Maanta tii oo kale,ayaa taagan oo Hawiye,waxaa Ergo looga yahay in ay Madaxweynahooda ka keenaan Ra’isalwasaaraha Daarood kana joojiyaan ku xadgudubka.

    Dalku waa awood qaybsi iyo matalaad,Kursiga Daarood halkaa hala dhigo hana helo matalaad sax ah.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Waa kuwan Odoyaashii Siyaasada iyo talada ugu waa weynaa,ahaana Senetero matalayay Beesha Hawiye oo Madaxweyne Deni Ergo uga ahaa Madaxweyne Farmaajo in uu siiyo Ra'isalwasaarahoodii oo markaas ay awood qaybsi ulahaayeen.

    M.Deni waagaas waa qaaday Ergadaa,isagoo ilaalinaya… pic.twitter.com/6x1QTxUwjp

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) May 30, 2023

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.