Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-La xisaabtan ayay mudan yihiin Ragga ku fadhiya Kursiga RW Ee Daarood
    Somalia

    Video:-La xisaabtan ayay mudan yihiin Ragga ku fadhiya Kursiga RW Ee Daarood

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 30, 2023Updated:May 31, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hadii Kursiga Madaxweynaha ay ku fadhiyaan Beesha Daarood,waxaa leh Kursiga Ra’isalwasaaraha Beesha Hawiye.

    Hadii Kursiga Madaxweynaha ay ku fadhido Beesha Hawiye,waxaa leh Kursiga Ra’isalwasaare Beesha Daarood.

    Waa awood qaybsiga Dalka si loo ilaaliyo ku xadgudubka awooda iyo Hal Gacan in aysan gelin hogaaminta Dalka.

    Saakay Kursigaa,waxaa ku fadhiya Nin,kaasoo ku matalaya Beesha,waase ku filnaan waayay matalaadii iyo hogaamintiiba.

    Sidoo kale Ninka kale ee ay ahayd in uu ilaaliyo matalaada oo uu xisaabtamo,waxaa la weynaatay Sanad ku darsiya.

    Taariikh,ayaa isqortay oo sidaanoo kale Axmed Cumar Jees,ayaa qaatay Gudoomiye Baarlamaan Dowlad ay dhisanayeen Caydiid iyo Tuur oo la oran jiray Salballaar,iyadoo loo adeegsaday Eraygii caan baxay ee ahaa…

    “Gudoomiye Baarlamaan qaado,waa laga adkaaday Beeshaadee”.

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Hadii Kursiga Madaxweynaha ay ku fadhiyaan Beesha Daarood,waxaa leh Kursiga Ra'isalwasaaraha Beesha Hawiye.

    Hadii Kursiga Madaxweynaha ay ku fadhido Beesha Hawiye,waxaa leh Kursiga Ra'isalwasaare Beesha Daarood.

    Waa awood qaybsiga Dalka si loo ilaaliyo ku xadgudubka awooda iyo… pic.twitter.com/EQ6yJjIuVr

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) May 30, 2023

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.