Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Madaxii Sirdoonka Turkiga oo kusoo biiray G.Wasiirada
    Somalia

    Video:-Madaxii Sirdoonka Turkiga oo kusoo biiray G.Wasiirada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 3, 2023Updated:June 4, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Nin adag,ayaa ka baxay Golaha Wasiirada Turkiga Sulayman Soylu,kaasoo ka mid ahaa awoodii Turkiga ee Arimaha Gudaha waxa uuna ahaa Ninkii ugu hadal kululaa gaar ahaan Luuqada Reer Galbeedka.

    Waa Ninkii dagaal Af iyo Adin ah lagalay Jamhadihii Maraykanka iyo Reer Galbeedku taageerayeen ee Xuduuda Siiriya.

     

     

    Sidoo kale Wasiirka cusub ee Arrimaha dibadda Turkiga,waa madaxii Sirdoonka Turkiga iyo Gacantii Midig ee Erdogan,wuxuuna ka mid yahay Siyaasiyiinta awooda leh.

    Hakan Fidan,dhanka Gudaha,waa Ninkiu ugu hadalada kululaa Xukuumada Erdogan,isla markaana qab qabtay oo Cagta mariyay Mucaaradkii Gudaha.

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.