Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu ubaaqday Fadhiga Golaha Shacabka Fadaraalka?
    Somalia

    Muxuu ubaaqday Fadhiga Golaha Shacabka Fadaraalka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 5, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulankii Golaha Shacabka Fadaraalka,ayaa ubaaqday kooram la’aan.

    103-Xildhibaan,ayaa soo xaadiray fadhiga Golaha ee Maanta.

    Inta badan Xildhibaanada ka maqan fadhiga,waxay ku sugan yihiin isla Magaalada Muqdisho.

    Xildhibaanada,ayaa u arka in fadhiga Golaha ay macno tirtay maqnaanshaha Gudoomiyaha iyo Gudoominta Abshirow oo loo arko marka ay jiraan arimo xasaasiya in looga dhuunto.

    Abshirow waxaa si weyn loo dhaliilaa khibradiisa iyo hab hogaamintiisa Golaha.

    Gudoomiye Aadan Madoobe,ayaa Sacuudiga udhoofay xili Qodobo xasaasiya taagan yihiin,waxaana muuqata in uusan rabin in lagu sawiro qorshaha Villa Somaliya ee mudo kororsiga Dastuurka baalmarsan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.