Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kulankii muhiimka ahaa Ee Blinken iyo MBS oo qabsoomay
    Somalia

    Kulankii muhiimka ahaa Ee Blinken iyo MBS oo qabsoomay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 7, 2023Updated:June 7, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhaxalsugaha awooda badan ee Boqortooyada Sacuudiga ee loo yaqaan MBS,ayaa kulan la qaatay Xoghayaha arimaha dibada Maraykanka Blinken.

    Kulanka oo socday 1:40 Daqiiqo,ayaa diirada lagu saaray wada xaajood dhab ah oo laga galay arimaha dhaliyay khilaafka soo kala dhexgalay Labada Wadan ee leh isbahaysiga soo jireenka ah.

    Arimaha laga wada hadlay waxay kala yihiin…..

    1.Xiisada Iran iyo Sacuudiga.

    2.Saliida iyo dhimista wax soo saarka Sacuudiga.

    3.Dagaalka Yemen iyo arimaha amniga guud ahaan.

    4.Dilkii Wariye Kharshooki.

    Sacuudiga,ayaa u arka in Maraykanku ku daawaday loolanka uu kula jiro Shiicada ee Bariga dhexe,isagoo ka filayay garab weyn.

    Sidoo kale si shakhsiyan ah MBS,waxaa  uhaysata culayska Xuquuqda Bini’aadam ee ka dhashay Dilkii Wariye Khashooki.

    Kulankan,waxuu muhiimad gaar ah uleeyahay MBS iyo Boqortooyadiisa oo Iran uga adkaatay hardankii Bariga dhexe.

    Maraykanka,ayaa ciyaaraya Siyaasad Laba wajiilayn ah markay timaado maaraynta Siyaasada Muslimiinta Shiicada iyo Sunniyiinta ee Bariga Dhexe.

    Isku soo wada duuboo Maraykanku waa Ruuxda Boqortooyada Amni ahaan iyo Siyaasad ahaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.