Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Fahad qormadiisa,waxaa maco tiray Deel-qaafka iyo Cuqdada
    Somalia

    Fahad qormadiisa,waxaa maco tiray Deel-qaafka iyo Cuqdada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 8, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Fahad qoraalkiisu,waxuu macno yeelan lahaa markuusan Runta ka weecan xataa haday isaga bahdil ku tahay.

    Rooble run kama sheegin xaqiiqdii ee wuu colaad hadlay.

    Rooble jaajuus ma’ahayn shisheeye,taas waa ku Deel qaaf Fahad Yaasiin.

    Ma liibaane lagu Liibaanay sida uu ufasiray ma’ahan xaqiiqdu ee sida uu jeclaa,ayuu udhigay.

    Rooble mudo gaaban,ayuu haystay oo ahayd in uu hirgeliyo doorasho,isla markaana mideeyo Somalida.

    Rooble ma’ahayn Nin dhaqaale haystay ama lahaa Sxb Siyaasadeed oo dhabarka ka taagnaa.

    Shan Qodob oo isaga,Beeshiisa iyo Somali ay ku liibaantay,ayaa taariikhda ugalay,kuwaasoo kala ah……

    1.In la isticmaalo sidii Khayre oo uu diiday.

    2.In uu Farmaajo Siyaasada ka saaray.

    3.In uu Fahad awoodii ka qaaday,kana hor istaagay gelida Baarlamaanka.

    4.In uu hirgeliyay Doorasho Baarlamaan iyo mid Madaxweyne.

    4.In uu uhiiliyay Beeshiisa,kana dulqaaday Taliskii bahdilay,una Gacan geliyay Villa Somaliya.

    Rooble,waxaa la oran karaa waa mid ka mid ah Ra’isalwasaarayaashii Wadanka soo maray ee saamaynta lahaa.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.