Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Warka Golaha ammaanka waxuu bahdil weyn ku yahay Villa Somaliya.
    Somalia

    Warka Golaha ammaanka waxuu bahdil weyn ku yahay Villa Somaliya.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 8, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garaadadu waa asiibeen jawaabta ay ka bixiyeen Qoraalka kasoo baxay Golaha amaanka.

    Warka Golaha amaanka ee lagu amaanay Itoobiya dadaalkeeda,waxuu bahdil weyn ku yahay Villa Somaliya.

    Xasan Shiikh,waxuu damcay in uu ka dhigto qadiyada Sool wax uu ku jees-jeeso,waase laga saaray Gacantiisa ka daba tagiisa Caawana macno maleh.

    Haatan xaalku,waxuu uwareegay Itoobiya oo haysata taageerada BC iyo wada shaqaynta Xaafiiska Unsom ee amarka qaba.

    Itoobiya,waa halka Labada dhinac ku xiran yihiin isu socodka Ganacsiga iyo galaan galka siyaasada,waana mida keenaysa in ay fulinta go’aan kaas Gows danbeedka unoqoto.

    Garaadada,waxaa laga rabaa in ay dhisaan Xaafiis Siyaasada iyo gar-gaarka isku dubarida oo ka faa’idaysta awaamiirta cad ee la siiyay Xaafiiska Siyaasada QM ee Unsom.

    SNM Siyaasiyan saakay si wacan ujabtay.

    Jibril Qoobey.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.