Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»W.Gaashaandhiga Somaliya oo shaacisay in ay diyaarisay Ciidamo badali kara Atmis
    Somalia

    W.Gaashaandhiga Somaliya oo shaacisay in ay diyaarisay Ciidamo badali kara Atmis

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 9, 2023Updated:June 9, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaarada Gaashaandhiga,ayaa sheegtay in ay diyaarisay Ciidamo kala wareega Shaqada kuwa Atmis ee baxaya.

    2000-Askari oo Atmis ka mid ah,ayaa baxaya Bishan dabayaaqadeeda.

    Halka Sanadkan dhamaadkiisa ay qorshaysan tahay in ay iyaguna baxaan 3000 oo kale.

    Ciidamada Atmis ee jooga Somaliya,ayaa lagu dhaliilaa Diciifnimo,Shaqo xumo iyo musuq.

    Midowga Yurub oo bixiya Ciidamada Atmis dhaqaalaha ku baxa,ayaa wada cadaadis ah in ugu danbayn laga saaro Somaliya,waxayna qorshaynayaan in ay uwareejiyaan dhaqaalahaas dhismaha Ciidamada Somalida.

    Balse wax walba waxay ku xiran yihiin in la helo Siyaasad amni oo Qaran,taasoo Somalidu kuwada socoto.

     

    Halkan ka akhriso:-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.