Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa kasoo baxay kulankii Madaxweyne Deni iyo Islaan Ciise?
    Somalia

    Maxaa kasoo baxay kulankii Madaxweyne Deni iyo Islaan Ciise?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 11, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Deni markii uu gaaray Hoyga,waxuu raaligelin buuxda siiyay Islaanka,isagoo usoo hoyday.

    Islaan Ciise,waa ka aqbalay usoo hoyashadaas Madaxweynaha.

    Kadib Madaxweyne Deni,waxuu Islaanka uxaqiijiyay in uu diyaar uyahay wadahadal uu la galo cid walba oo waxtirsanaysa.

    Si gaar ah,waxuu M.Deni uqeexay arimaha uu diyaarka uyahay in laga wada xaajoodo ee mudnaanta leh…

    1.Doorashooyinka.
    2 Dastuurka.
    3.Xiliga kala guurka.

    Islaan Ciise,waxuu ballanqaaday in uu ku laabanayo Mucaaradka oo uu kasoo qaadayo waxa ay ka qabaan wada hadal ay la galaan Dowlada.

    Kadib marka uu la kulmo Mucaaradka in Islaanku Gogol dhigo,taasoo ay kasoo qaybgalaan Siyaasiyiinta iyo Isimada PL ,ayaa laysla fahmay.

    Muhiimadu,waa in si isla ogol ah layskula qaato jihada la Aadayo 2024 iyo Doorashada Madaxweynaha.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.