Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Xukun iyo Magdhow lagu Xukumay Dhalinyaradii xadgudubtay Ee Bosaso
    Somalia

    Video:-Xukun iyo Magdhow lagu Xukumay Dhalinyaradii xadgudubtay Ee Bosaso

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 13, 2023Updated:June 13, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qoyskii kasoo jeeday Beesha Madhibaan ee reer Bosaso,ayaa Dhalinyaradii lagu riday Xukun iyo Magdhow.

    Aabaha Qoyska oo Saxaafada la hadlay,ayaa sheegay in uu maqsuud ka yahay Cadaalada ay ka heleen Dowlada PL iyo Beesha ay Dhalinyaradaas kasoo jeedeen.

    Puntland is the leader of Justice, Democracy and good governance in the Horn. pic.twitter.com/oxGB344RL0

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) June 13, 2023

    Xukunka Maxkamadu ku riday dhalinyarada xadgydubtay,ayaa ah $4000 oo Magdhow ah iyo 6-5 Sano oo xarig ah Midkiiba iyo $1000 Ganaax ah.

    Tani waxay muujinaysaa in nidaamka Cadaalada Puntland yahay qaan-gaar awood leh.

     

    Halkan ka daawo hadalka Aabe Afwayne.

    Waa wax lagu farxo in Qoyskii Bosaso ee Dhalinyaradu ku gaftay ay maqsuud ka noqdeen Cadaalada ay ka heleen Dowlada PL.

    Xukunka Maxkamadu ku riday ee ah $4000 oo Magdhow ah iyo 6-Sano oo xarig ah Midkiiba Dhalinyarada xadgudubtay si rasmi ah ayay Qoysku ugu qanceen.

    Tani waxay… pic.twitter.com/2Edy9LvJbN

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) June 13, 2023

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.