Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Akhriso:-Road map-ka Doorashooyinka Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Puntland
    Somalia

    Akhriso:-Road map-ka Doorashooyinka Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 15, 2023Updated:June 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    20-ka Bishan,waxaa la qabanayaa Doorashada Golayaasha Sadexda Degmo ee harsan.

    Bisha 7-Aad,waxay Maxkamada Dastuuriga ansixin doontaa natiijada Doorashada Golayaasha Deegaanka.

    Bisha Sideed,waxaa la dooran doonaa Duqyada Degmooyinka.

    5-ta Xisbi,ayaa ansax noqon doona oo yeelan doona Miisaaniyadooda iyo maqaamkooda.

    Gudiga Doorashada rasmiga ah,ayaa la dhisayaa,waxayna soo diyaarin doonaan Doorashada Xildhibaanada iyo Madaxweynaha.

    Nov,ayay ubadan tahay in ay qabsoonto Doorashada Baarlamaanka Puntland oo markii ugu horraysay ku imaan doona Cod Dadweyne.

    8-da Janaayo 2024,waxaa sidii caadada ahayd uqabsoomi doonta Doorashada Madaxweynaha,balse markan ku imaanaya Cod Dadweyne.

    Puntland Dimuqraadiyada oo la dhawray Sharciyadeeda,ayaa muuqata.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.