Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ajandihii Golaha uqabsoomay Kalfadhigii 51-Aad
    Somalia

    Ajandihii Golaha uqabsoomay Kalfadhigii 51-Aad

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ajandihii Golaha uqabsoomay Kalfadhigii 51-Aad?

    1. Waxaa Golaha loo soo gudbiyey warbixinta guddiyada Golaha, taasoo ku aadanayd kormeerada iyo dabagalka Hay’adaha Dawladda, waxqabadka xukuumadda, baahiyaha bulshada iyo caqabadaha jira.

    2. Waxaa Golaha lagu hor-dhaariyey Axmed Bashiir Askar Xuseen oo xubin ka noqday Golaha Wakiillada isagoo bedeley Allah ha u naxariistee Xildhibaan hore Bashiir Askar Xuseen.

    3. Goluhu wuxuu xasaanad siiyey Xubnaha Garsoorayaasha Maxkamadda Sare iyo Garsoorayaasha dadweynaha ee loo soo magacaabay Guddiga Sare ee Maamulka Garsoorka.

    4. Xasaanadsiinta xubnaha Garsoorayaasha Maxkamadda Dastuuriga ah.

    5. Ansixinta Wasiiro Wasiiru-dawlayaal iyo Wasiir ku xigeenno, si waafaqsan qodobka 64-aad ee Dastuurka.

    6. Soo saarista go’aan gole oo ku aaddan natiijadii ka soo baxday la xisaabtankii xukuumadda, go’aannadaas oo xambaarsanaa, wax-ka-qabashada dhaliilaha xukuumadda ee ka soo baxay natiijadii la xisaabtanka Xukuumadda, talo soo jeedinta golaha iyo sidii wax looga qaban lahaa caqabadaha jira.

    7. Goluhu wuxuu isla kalfadhigii 51-aad ku ansixiyey;

    1. Xeerka Khayraadka Biyaha Puntland.
    2. Wax ka bedelka Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dawladda Puntland.
    3. Ansixinta Miisaaniyad Sannadeedka Dawladda Puntland ee 2023.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.