Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mowqifka BC Ee Siyaasada Dalka oo niyad jabisay Xasan Shiikh
    Somalia

    Mowqifka BC Ee Siyaasada Dalka oo niyad jabisay Xasan Shiikh

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BC mowqifkeeda,ayay ucadaysay Maanta Madaxweyne Xasan Shiikh.

    Afar Qodob,ayayna kusoo koobeen mowqifkooda ku Aadan Somaliya xiligan,kuwaasoo kala ah…

    1.Ku laabo dagaalka argagixisada ee aad ka jeensatay.

    2.Keen Puntland qiimo walba oo ay kuugu kacdo.

    3 Jooji isku dhacyada Ciidamada ee Barawe iyo Bardaalle.

    4.Jooji khilaafyada Siyaasiga ah iyo kala qaybsanaanta cusub.

    Si gaar ah Maraykanku ,waxuu usoo qaatay Puntland tusaale ah in si walba aan looga maarmin Geedi socodka Dowladnimada Somaliya,sidaa daraadeed Deni raadi haduu ku diido,Anagaa raadinayna,balse wakhti geli.

    Xasan,waxaa dharbaaxo ku noqotay in lagu yiri…”Mudo kororsiga haduu ahaan lahaa mid ku xiran dagaalka argagixisada waa fahmi lahayn,balse doorasho Qof iyo Cod mid ku yimid ma aqbali karno oo waa ujeednaa in aysan wax jira ahayn”.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.