Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ururka Argagixisada Alshabaab oo toogtay Shan Qof
    Somalia

    Ururka Argagixisada Alshabaab oo toogtay Shan Qof

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 16, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ururka argagixisada Al-Shabaab,ayaa sheegtay in ay xukun dil ah ku fulisay Shan Qof oo ay ku Eedaysay “Jaajuusiin”.

    Dowladaha Mareykanka iyo Somaliya ayay ku eedeeyeen in ay u ahaayeen Jaajuusiin,balse masoo bandhigin Cadayn Alshabaab.

    Dadka ay toogteen Shabaab,ayaa ahaa Shan Nin oo da’doodu u dhaxayso 28 ilaa 52 jir.

    Xukunka,ayaa ka dhacay Deegaanka Kuunyo Barrow ee Gobolka Shabeellada-Hoose Khamiistii shalay.

    Maxkamadaha Argagixisadu maleh qareen difaaca eedaysanaha,waxaana awooda go’aan qaadashada leh Ninka Xaakimka ugu magacaaban ee markaas fadhiya Kursiga goobta ay ku tilmaamaan Maxkamada.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.