Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xalka Jubaland,waa mid Somaliyed ee ma’ahan mid Daarood.
    Somalia

    Xalka Jubaland,waa mid Somaliyed ee ma’ahan mid Daarood.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Jubaland waa Dhul Somaliyed ee ma’ahan Dhul Beesha Daarood kaliya ay leedahay.

    Tusaale?

    Jubbada Dhexe?

    60%,waxaa dega Beesha Hawiye.

    2%,waxaa dega Raxanweyn.

    1% wax ka yarna,waxaa dega Jareerweyn.

    Halka Daaroodku ka dego 37%.

    Jubbada Hoose?

    60%,waxaa dega Daarood.

    40%,waxaa dega Hawiye.

    Gedo?

    70%,waxaa dega Daarood.

    5% ,waxaa dega Hawiye.

    25%waxaa dega Raxanweyn.

    Macquul masii ahaan doonto in magaca iyo maqaamka nidaam ee JL Kismaayo lagu sii haysto,iyadoon Somali laga qaybgalin.

    Khasab,waxaa ah in Dhulka la dhigo talada Somalina laga soo qaybgaliyo.

    Hadaan sidaa la samayn,waxa Kismaayo ka jira kama duwanaan doonaan isbahaysigii Dooxada Jubba.

    Xalka Jubaland,waa mid Somaliyed ee ma’ahan mid Daarood.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.