Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xaruntii Sadexaad Ee Ganacsi oo ay argagixisada Daacish ka xirtay Bosaso.
    Somalia

    Xaruntii Sadexaad Ee Ganacsi oo ay argagixisada Daacish ka xirtay Bosaso.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xaruntii Sadexaad ee Ganacsi ayay argagixisada Daacish ka xirtay xarumahoodii Bosaso.

    1.Waxay gubeen Xaruntii ugu waynayd ee Almacruuf Bosaso,waxayna xireen Laba kale oo isla Bosaso ah.

    2.Waxay xireen Isbitaalka National Laba maalmood ka hor.

    3.Waxay xireen Warshada Isbuunyada maalin ka hor.

    Xubnaha fulinaya hawlgalladan ee argagixisada ah,waxay isticmaalayaan Taleefoonka Shirkada Somtel oo ka bilowda 06..

    Ujeedka ay Ganacsatada ubartilmaameedsanayaan waa ka qaadida Lacag baad ah oo ay uyaqaabaan Sakawaat.

    Ilaa iyo hada laamaha amaanka Puntland waxba kama qaban arinkan soo xoogaysanaya,waxaana xusid mudan in Bosaso ay fariisin utahay Labada Ciidan ee ugu casrisan PL ee PMPF iyo PSF.

    Sidoo kale PISF oo uu hogaamiyo Aamiin Xaaji Khayr oo Wardoon ahaan uhawlgasha,ayaa fadhigeedu yahay Bosaso.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.