Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qodobkii wax ka badalka Dastuurka Puntland oo dib loo dhigay
    Somalia

    Qodobkii wax ka badalka Dastuurka Puntland oo dib loo dhigay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qodobkii muhiimka ahaa ee ay ahayd in laga doodo oo cod la galiyo gadaal,ayaa loo dhigay kadib Codsi Madaxweynaha ka yimid.

    Qodobkaas,waxuu ahaa wax ka badalka Dastuurka oo ay ku xirnayd sii socoshada Dimuqraadiyada.

    Madaxweyne Deni,ayaa dalbaday in loo hakiyo ilaa inta uu soo dhiraadhirinayo Qodobkaas,Baarlamaanku waa ka aqbalay.

    Way dhici kartaa in lasoo celiyo hadii taageero loo helo oo heshiis isfahan laga gaaro,hadii kale waxuu noqon doonaa mid laga gudbay,taasoo ka dhigan in Dimuqraadiyadii halkaa lagu hakiyay oo Xildhibaanada soo socdaa ku imaan doonaan hab Beeleed.

    Baqdinta,waxaa keenay digniinihii iska soo daba dhacayay ilaa Shalay ee loogu digayay Baarlamaanka.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.