Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maka jirtaa Somaliya Dowlad gaarsiisan in laga qaado cunaqabataynta Hubka?
    Somalia

    Maka jirtaa Somaliya Dowlad gaarsiisan in laga qaado cunaqabataynta Hubka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 17, 2023Updated:June 18, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Somaliya maka jirtaa Dowlad gaarsiisan in laga qaado cunaqabataynta Hubka?

    Su’aalaha iswaydiinta mudan waxay yihiin…..

    1.Waa kuwee Ciidamada Hubka ubaahan ee Somaliyed?

    B.Ma kuwa Dowlada Dhexe udiiwaangashanbaa?

    T.Ma kuwa Macawisleydaa?

    X.Ma kuwa Puntland baa?

    Kh.Ma kuwa Somaliland baa?

    2.Dowladee laga qaadayaa cunaqabataynta?

    B.Villa Somaliya miyaa ?

    T.Puntland miyaa?

    J.Somaliland miyaa?

    Somaliya Dowlad masuul ah oo dhamaystiran kama jirto,waxaana weli socda Geediga Dowlad dhiska.

    Majiraan Dastuur,Siyaasad Amni,Siyaasad Dhaqaale iyo Ciidan lagu midaysan yahay oo Somaliyed.

    Somaliya xiligan uma diyaarsana in laga qaado cunaqabataynta Hubka laguna wareejiyo masuuliyada Amni.

    Si gaar ah Somaliya Ciidan wada matala oo lagu tilmaami karo Ciidan Qaran kama jiro xiligan.

    In Cunaqbataynta Hubka la qaado,waxaa ka horeeya in Dowladnimada la dhamaystiro.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.