Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Miyaa Somaliya laga qaadayaa Cunaqabataynta Hubka?
    Somalia

    Miyaa Somaliya laga qaadayaa Cunaqabataynta Hubka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 17, 2023Updated:June 18, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sida la filayo,waxaa Dowlada Somaliya loo ogolaan doona in ay toos usoo iibsan karto Hubka.

    Taangiyada iyo Diyaaraduhu kuma jiraan Hubka loo fasaxi doono Somaliya dhawaan.

    Shuruudo,ayaa la socda qaadista cunaqabataynta oo ay ka mid yihiin…

    B.In ay sugnaato haynta iyo maamulida Hubkaas.

    T.In D G iyo Dowlada dhexe isla ogol yihiin Hubka lasoo iibsanayo.

    J.In la dhiso Ciidamadii Qaranka.

    Waxaa caqabad ku ah wada shaqayn la’aanta Dowlada Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada qaadista cubaqabataynta.

    Dowlada Maraykanka,ayaa go’aanka qaadista cunaqabataynta Hubka gadaal ka riixaysa.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.