Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Shacabka Hiiraan oo ka hor yimid xilka qaadista Jeyte
    Somalia

    Video:-Shacabka Hiiraan oo ka hor yimid xilka qaadista Jeyte

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 18, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xilku waa meerto,balse Jeyte hogaamintiisa weli Hiiraan waa ubaahnayd.

    Shacabka caadiga ah ee R.Hiiraan,waxay muujiyeen dareenkooda ay ku taageersan yihiin Gudoomiyaha xilka laga qaaday Jeyte.

    Wax la fududaysan karo ma’ahan hadalka Xildhibaanka Baarlamaanka Fadaraalka ku jira ee si cad usheegay Alshabaab in ay ku bixiyeen $2-Milyan xilka qaadista Cali Jeyte.

    Sidoo kale saamaynta,taageerada iyo awooda Jeyte ku helay la dagaallanka argagixisada waxay macno tirtay Guudlaawe iyo Dabageed waliba waxay miisaankii uu ku lahaa Hiiraan hoos udhigtay Dabageed.

    Loolan Siyaasi ah iyo galaan-gal Alshabaab sameeyay,waxay noqotoba Jeyte waa la galay.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1670398342784745472?t=R–0XrtCdEcYK5HnjJ8y4Q&s=19

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.