Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Cabdirisaaq Khaliif oo ay ubadan tahay in uu noqdo Ra’isalwasaare
    Somalia

    Cabdirisaaq Khaliif oo ay ubadan tahay in uu noqdo Ra’isalwasaare

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 21, 2023Updated:June 21, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ra’isalwasaaraha Jamhuuriyada,waxay ubadan tahay in uu noqdo Sanadkan dabayaaqadiisa Cabdirisaaq Khaliif.

    Weftigii QM ee yimid Garowe,ayaa M.Deni hordhigay in uu keensado Musharax Ra’isalwasaare oo ay Xasan ugeeyaan.

    Kadib Deni,ayaa la xiriiray Garaadada,una gudbiyay fikradiisa ah in Cabdirisaaq halkaa la geeyo,waxuuna usheegay in BC ka codsatay Musharaxiisa Ra’isalwasaare.

    Garaadadu way ku raaceen,waxayna ku xoojiyeen in ay M.Xasan kalaba sii hadlayaan dhankooda in uu aqbalo soo jeedintaas.

    Xasan Shiikh oo markii hore Garaadada shuruud uga dhigay haday ka rabaan maamul Gobol oo Kmg ah in uu umagacaabo in 17-ka Xildhibaan ee Sool ku leedahay Baarlamaanka PL ay siiyaan oo uu kusoo saaranayo Madaxweyne PL,ayay tani ku noqotay lama filaan iyo qaadan waa.

    Xasan waa ku adag tahay in uu Ra’isalwasaare ka dhigo Ninkii iska soo casilay Gudoomiyaha Baarlamaanka SL,waxayna dagaal qaawan ku tahay oo ay ku kala tagayaan isbahaysigiisa Geelle iyo SNM.

    BC waxay Deni usheegtay in ay Xasan isku afgarteen si Dowladu ushaqayso in Ra’isalwasaaraha laga keeno PL.

    Deni,waa gudbiyay Musharaxiisa jagadaas,waana usheegay Cabdirisaaq Khaliif.

    Waa talaabo sii xoojinaysa midnimada Beelweynta Harti oo ah Qoob ka ciyaar Siyaasadeed oo sare.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.