Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Garowe lahayste uma ahaanayso Afar Nin oo isku jifi ah
    Somalia

    Faallo:-Garowe lahayste uma ahaanayso Afar Nin oo isku jifi ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 21, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Magaaladaas quruxdaas leh ee reer PL Boqradeen,isla markaana maalgashteen ayay rabaan Afar Nin oo isku jifi ah in ay lahayste uhaystaan?.

    Baarlamaankii Ummadda ayay damceen in ay iyagu xirtaan kuna khasbaan Xildhibaanada in tooda lagu shaqeeyo?

    Rabitaanta Bulshada PL 98% ayay isku dayeen kooda oo ka ah 2% in loo xayiro.?

    Dimuqraadiyadii,ayaa laga hakiyay Magaalladan,iyadoo laga baaqsanayo isku dhac?

    Diiwaangelintii,ayaa loo hakiyay in mudo ah Magaalladan,iyadoo laga baaqsanayo isku dhac?

    Madaxweynihii,ayaa dhaq-dhaqaaqiisa koobay,iyadoo laga fogaanayo isku dhac?

    Ammaankii Magaalladan,ayaa la sugi waayay,iyadoo laga baaqsanayo isku dhac?.

    Intaas,waxii ka danbeeya ma Baarlamaanka iyo Madaxtooyada furayaashoodaa lagu wareejiyaa?

    Ninkii arki waaya nimcada lawada haysto ee dhan walba ah hasoo dumiyo meeshuu ka galo,ayaa laga wada galayaa?

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.