Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Fadhiga Golaha Wakiilada PL oo si habsami leh usocda
    Somalia

    Fadhiga Golaha Wakiilada PL oo si habsami leh usocda

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 22, 2023Updated:June 22, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe: June 22, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yuusuf Jibril Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane,Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame,ayaa maanta Shir-guddoomiyey fadhiga 7-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

    Ajanadaha kulanka maanta ayaa ahaa dhegeysiga warbixinta ugu danbeysay ee Guddiyada Golaha Wakiilada , waxaana warbixin soo jeediyay;

    1. Guddiga Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dimuqraadiyadda

    2. Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha & Xisaabaadka

    3. Guddiga Howlaha Guud, Gaadiidka, Ganacsiga iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha.

    Warbixinta ayaa ku saabsanayd kormeerro iyo xog ururin ay Guddiyadu Gobollada Puntland iyo kulamo la xisaabtanka Hay’addaha Dawliga ah ee ay korjoogtada ku leeyihiin,si ay u la socdaan shaqooyinka ay fuliyaan.

    Ugu dambeyntii, Fadhiga maanta waxaa la soo geba-gabeeyey warbixinta Guddiyada Golaha Wakiillada si waafaqsan Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada Qodobkiisa 42-aad farqadiisa 8-aad.

    DHAMMAAD.
    Xafiiska Warfaafinta Golaha Wakiillada DPL.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.