Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Goormaa laga qaadayaa Cunaqabataynta Hubka Somaliya?
    Somalia

    Goormaa laga qaadayaa Cunaqabataynta Hubka Somaliya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 23, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Somaliya,waxaa cunaqabataynta Hubka laga qaadayaa ugu danbayn Nov Sanadkan.

    Hubka loo fasaxayo waa noocee?

    Taangiyada kuma jiraan.
    Diyaaradaha kuma jiraan.
    Madaafiicda qaar kuma jiraan.

    Yay Hubka ka keensan kartaa?

    Dowlad walba Somaliya Hub kama keensan karto,waxaana loo cayimay dhawr Wadan oo kala ah…

    1.Maraykanka.
    2.Shiinaha.
    3.Masar.
    4.Turkiga.

    Ka hor Nov?

    Waxaa la rabaa in Somalidu ka heshiiso arimaha Farsamada oo Dowlada Dhexe iyo DG gaaraan heshiis ku saabsan Hubka.

    Somaliland iyo cunaqabataynta?

    Waa laga diiday qorshe gaar ah oo ay wadatay,kaasoo ahaa in si gaar ah loogu sameeyo wax gaar ah.

    Yaa ka danbeeya qaadista Cunaqabataynta?

    Maraykanka,ayaa hawshan gadaal ka riixaya oo raba in la qaado Cunaqabataynta,isagoo dantiisu tahay Shidaalka Somaliya.

    Itoobiya iyo Kenya?

    Dowladahan waxay aad ugu doodeen in Dowlada Somaliya aysan masuul ahayn,sidaa daraadeed hadii la qaadayo cunaqabataynta laga reebo Diyaaradaha iyo Taangiyada,waana laga yeelay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.