Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Putin oo ogolaaday shuruudihii Wagner ugu danbayn
    Somalia

    Putin oo ogolaaday shuruudihii Wagner ugu danbayn

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 24, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhoolatus fiican baa la tusay oo jawaab u ah isku dhererinta Dollar-ka.

    Ciyaarta Siyaasadeed halka ay gaari karto,ayaa si fudud loo tusay haduu garaaco xarig khaldan.

    Waxuu ballan qaaday in uu gadaal uga degayo qorshaha fashilinta Dollar-ka.

    Sidoo kale,waxuu ogolaaday in uu badalo Wasiirka Gaashaandhiga iyo Talyaha Ciidamada,lana joojiyo isku day walba oo Wagner lagu wiiqayo.

    Wagner waxay wada shaqayn la leeyihiin CIA iyo xulafadeeda.

    CIA ma rabto in Putin ka baxo meesha arimo waa weyn oo jira awgood,balse isagaa ciyaarta meel khaldan gaarsiiyay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.