Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowlada Somaliya waxay wajahaysaa Miisaaniyad la’aan
    Somalia

    Dowlada Somaliya waxay wajahaysaa Miisaaniyad la’aan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 5, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowlada Somaliya waxay wajahaysaa Miisaaniyad la’aan Sanadkan dhammaadkiisa,waxii ka danbeeya.

    Dowlada Dhexe,waxay ku guuldarraysatay in ay gudaha Waddanka kasoo saarto dhaqaale wanaagsan,sababo jira awgood…

    1.Waxay hirgelin wayday Siyaasada Midaynta Canshuuraha Fadaraalka.

    2.Waxay midayn wayday Dakhliga gudaha kasoo xarooda.

    Sidoo kale waxay ku guuldarraysatay Dowlada Dhexe in ay buuxiso Shuruudihii ay ku heli lahayd Dayn dibada ah…

    B.Waxay midayn wayday Siyaasada gudaha Wadanka oo muhiim u ah aaminaada dibadda.

    T.Waxay muujin wayday hufnaan iyo la dagaallan musuq oo lagu kalsoonaan karo.

    J.Waxay sii wadi wayday isku dheelli tirka Miisaaniyada.

    Sep Sanadkan,waa Bisha loo qabtay in Somaliya ay soo buuxiso Shuruudaha si loogu gudbo qorshaha loogu aqoonsanayo Waddan isku filan oo Dayn qaadan kara,taasna ma muuqato ifafaalihii ay ku hirgeli lahayd.

    Rajada?

    Waa Laba Qodob rajada jirta,kuwaasoo kala ah..

    B.In mudo kordhin gaaraysa 6-bilood loo sameeyo Barnaamijkan.

    2.In gar-gaarkii loo sii wado Somaliya,ayna sii ahaato Dal aan isku filnayn.

    3.In Baanka Adduunka oo kaashanaya Waddamada Sacuudiga iyo Kuweyt ay Somaliya siiyaan muddo dhowr bilood ah Miisaaniyad Bille ah.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.